“Kala Go mooyee wax kale kuwada hadlimayno Somaliya”Madaxweynaha Somaliland

0

Hargaysa(AN):-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa kahadlay bilowga wadahadalada Udhaxeeya Somaliland Iyo Somaliya

waxaanu Madaxweynuhu Sheegay In  aanay Aqbalayn In Somaliland Lagu tilmaamio in ay kamid tahay  Somalilya Islamarkaana Waxa Uu Cadeeyey Madaxweyne Biixi in ay ku kala bixi doonaan Maxkamad Caalamiya Sidaa Waxa Uu ka sheegay

Munaasibada lagu xusayey 29 Guuradii Markii lay Somaliland ku  dhawaaqday In ay ka goday Somaliya inteeda Kale 18may 1991

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office