Hargaysa(AN):-Madaxweynaha Somaliland Ayaa Waxa uu maanta Bilad Geesinimo Gudoonsiiyey 12 sarkaal oo kamid ah ciidamada Milatariga kuwaasi oo sagaal kamaid ah ay ku sugnaayeen xarunta madaxtooyada oo lagu qabtay Munaasibada lagu xusayey 29 Guuradii Markii lay Somaliland kuĀ dhawaaqday In ay ka goday Somaliya inteeda Kale 18may 1991
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








