Baarlamaanka Sweden Oo Taageeray Aqoonsiga Somaliland

0
SWEDEN: Xildhibaan Markus Wiechel oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Sweden, kana tirsan masuuliyiinta xisbiga Sweden Democrats ee SD, ayaa maanta sheegay, in baarlamaanka dalka Sweden si weyn u taageersan yahay, aqoonsiga madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland.
Dhawaan ayey ahayd markii masuul ka tirsan dawladda Sweden uu sheegay, inuu dalkoodu ku jiro dalalka doonaya inay aqoonsadaan dalkan Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Arabsiyonews.com