Hargaysa (AN):-Munaasibad lagu qabtay qasriga madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxa uu madaxweynuhu khudbad uga jeediyey shacbiga, waxaanu kaga hadlay khudbadiisa qodobo kala duwan oo la xidhiidha siyaasadda gudaha, dibada, qadiyada madaxbanaanida, taariikhda dib-ula-soo noqoshada xornimada iyo arrimo kale oo ay kamid yihiin wadahadallda Somaliland iyo Soomaaliya.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








