Wasiirka Arrimaha DIbada Somaliland Oo ka Hadlay Ololihii Dhamaaday,Doorashada Bari Loo Dareerayo Shacabka Somaliland-a Fariin U Direy

0

Hargeysa(AN)-Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ololihii saddexda xisbi Qaran ee soo dhamaaday,doorashada madaxtooyada ee bari loo dareerayo,waxaana uu fariin u direy shacabka Somaliland.