Hargaysa(AN):-Somaliland ayaa u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynihii shanaad tan iyo Intii Madaxbanaanida ku  dhawaaqeen inuu ka go’ay Soomaaliya inteeda kale, in ka badan shan iyo labaatan sanno ka hor.
Mas’uuliyiinta ayaa waxa ay rajaynayaan in codbixinta ay xoojin doonto kiiskooda ay ku baadigoobayaan aqoonsiga caalamiga ah.ad isu diiwaangelinayay doorashada maanta loo dareerayo
Afhayeenka guddiga doorashada ee Somaliland Siciis Cali Muse ayaa Warbaahinta u sheegay in uu goobo badan soo kormeeray kuwa kalana lala xiriiray, codayntu ay billaabanayso 7:00 subaxnimo.









