Deegmo Ka Tirsan Gobalka Hawd Oo Laga Helay Nin Meyd Ah Oo Ku Dhex Dhintey Guri Muddo Bil Ah Ka Hor + [Muuqaal]

0

Hargeysa (AN):- Degmada Gunburaha oo ka tirsan gobalka Hawd ayaa waxaa deegan u dhaw laga

helay nin meyd ah oo ku dhex jiray buul Somali kaas oo la sheegay in muddo bil ah ka hor uu halkaasi ku dhintey

ARABSIYONEWS.COM
abdillaahi ahmed awmuse