HARGEYSA (ARABSIYONEWS) :- gudoomiyaha gudida ilaalinta hantida qaranka oo ka war bixiyay kulan ay maanta la qaaateen gudoomiyaha bagiga dhexe iyo agaasimaha bangiga dhexe
isla mar ahaantaasina ay kaga hadlayeen sidii wax looga qaban lahaa sicir bararka aafeeyay dhamaan bulsho waynta reer somaliland iyo adeegyada ZAAD IYO eDAHAB oo ay ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa oo sharci loogu samayn lahaa
arabsiyonews.com
abdillaahi ahmed aw-muuse








