wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka khayraadka biyaha ayaa xadhiga ka jaray mashruuc biya ah oo laga hirgeliyay degmada boon ee gobolka salal

0

BORAMA (arabsiyo news ) waxa maanta xadhiga laga jaray mashruuc biyeed laga hirgelinayay deegaan garguure ee degmada boon oo ay xadhiga ka wada jareen wasiirka khayraadka biyaha somaliland iyo wasiirka qorshaynta qaranka