Wasiirkii hore ee ciyaaraha Cabdilaahi Faarax Maydhane ee dhawaan laga badalay wasaaradda ciyaaraha ayaa ku geeriyooday wadanka Jabuuti.
waxaana marxuunka lagu aasayaa sidda warar hoose sheegayaan magaalada jabuuti xukumadda siiraanyo ayaan wali maqal geerida wasiirkii ka tirsanaa golaha wasiiradda Siilaanyo.

Marxuunka ayaa lagu xasuustaa in uu wakhtigii uu wasiirka ka ahaa wasaaradda ciyaaraha la qabtay koobkii goboladda Somaliland.
Dhamaan shaqaalaha iyo masuuliyiinta shabakadda hangoolnews ayaa eebe ugu rajaynaya in uu janadii fardowsa ka waraabiyo,









