Hargeisa {AN}–Saddex xisbi qaran ayaa waxaa ay maanta Hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa ay isku yimadeen kulan ay kaga arinsanayaan arimaha doorahooyinka oo inagu soo dhawaadey isla markaaana ku soo beegmay wakhti ay dalka ka jirto abaar xoogani .
Saddexda xisbi qaran ayaa waxaa ay ku kala argti duwanadeen in ay isku hal mowqif ka yeesheen doorashooyinkaas oo in la kordhiyo iyo la doorasho la gali xigan abaaraha ah .
Labada xisbi mucaarid ee Waddani Iyo UCID waxaa ay iyagu noqdeen qaar isku dhinac isla markaan araba in muddo kordhin loo sameeyo xukuumada si dadka ay abaaruhu ku dhufteen loogu gurmado
Xisbiga Kulmiye arintaasi ganafka ayaa uu ku dhuftey isla markaana waxaa uu soo jeediyey in dhinacna doorashada laga galo dhinacana dadka looga gurmado
Waxaana labadaasi fikir ee kala duwani noqdo mid ay xisbiyadu ku kala kacaan kulankoodii waxaana ay soo jeediyeen in waxii talo ah ee laga yeelayo arimaha doorashooyinka loo daayo kominshanka doorashooyinka oo isagu arimahan shaqo ku leh









