Daawo Mujaahid Muuse Biixi  Oo Banaanka Soo Dhigay Mowqifka Xisbigiisa Ee Doorashooyinka Iyo Abaaraha Dalka Ka Jira

0

Hargeisa {AN}–Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdi waxaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley mowqifka xisbigiisa ee doorashooyinka iyo abaaraha xoogan ee dalka ka jira .

Image may contain: one or more people and sunglasses

 

Muuse Biixi waxaa uu sheegay in ka go,aan gaadhista wakhtiga doorashooyinka ay xisbigoodi taagan yahiin in ka go,aan gaadhisteeda loo daago gudida doorahsooyinka Somaliland oo iyagu arintan shaqo ku leh .

 

Sidoo kale Muuse Biixi ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadu wadi doonto gurmadka abaaraha dalka ka jira balse Muuse Biixi iyo xisbigaasi ayaa waxa ay yahiin qaar raba in doorashada la qabto xiligan ay abaaraha xun dalka ka jiraan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Arabsiyo.com
ArabsiyoNews@gmail.com