Boorama-(AN)-Waxaa goordhawayd Magaalada Booram asi weyn loogu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Garabka Toosinta Xisbiga WADDANI Ahna gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo, taageerayaasha gudoomiyaha oo kur u dhaafacayaa kumayaal iyo kumayaal ayaa is daba taxnaa Magaalooyinka gabiley ilaa Boorama waxaana ugu danbayntii loo soo galbiyay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi Stadium oo loogu talogalay munaasabada soo dhaweyntu inay ka qabsoonto halkaas oo laga soo jeediyay Khudbado kala duwan.
Nuxurka Khudbadaas goor dhaw filo ee haatan sii daalaco bilicda qurxoon ee Sawirrada Gudoomiye Seed Iyo Weftigiisa Lagu soo dhaweeyay oo aan bulshada Reer Awdal maanta u kala hadhin kabiir wasaqiir ee Daawasho Haboon.















































