Arabsiyo News–Arbacadii shalay waxa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, maxkamadeynta 9 dhalinyaro ah oo 8 ka mid ahi ay Soomaali ahaayeen, halka ka kalena uu u dhashay qowmiyadda Oromada ee dalka Itoobiya.
Halkan Ka Daawo










