Gabar 15-sano jir lagu guursaday oo u geeriyootay dhiig Maskaxda kaga furmay + SABABTA

0

ARABSIYO NEWS–Gabar 14-sano jir ah lagu qasbay guur ayaa geeriyootay ka dib markii maskaxda uu dhiig kaga furmay.

Sida laga soo xigtay wargeyska maalin laha ah ee Huriyet, Derya B ayaa lagu guursady Xaflad Diimeed ka dibna ku dhashay da’aada 15-sano jir.

Waxaa la rumeysan in Gabadhan da’yarta ay u dhimatay dhibaatooyin la xiriira xiriir dhalmada,dhacdadaan ayaa ka dhacdy dalka Turkig.

Derya aya ku dhimatay Batman  oo ah Cisbitaal si gaar ah loo leeyahya kuna yaalo bariga dalka Turkiga  bisha October 17,Booliska ayaa baaraya daruufaha keenay geerida Gabadhan.

Qabiir Cudurada Haweenka ku taqasusay Professor M.D. Aydan Biri,ayaa mid ka mid ah warbaahinta Turkiga u sheegay in halis ay tahy guurka Gabdhaha aan qaan gaarin ka dibna uur qaadan,” Heerka dhimashadana wey ku badan tahay dhalinyarada.

Sida laga soo xigtay Hay’ada samafal oo taageera Gabdhaha aan wali la guursan ayaa sheegtay in 15 million Gabdho lagu guursado iyagoo aan gaarin 18-sano jir.

394d526e00000578-3845244-12_year_old_lan_lan_in_blue_is_waiting_at_the_hospital_in_xuzhou-a-45_14767407159743977f12100000578-3845244-image-a-37_1476740601738