Daawo Xildhibaanada Barlamaanka ee ka soo jeeda Gobolka Awdal iyo Salal oo Si adag Uga Hadlay Diiwaangelinta Laga Bilaabo Lixda Goobood Ee Muranku Ka Aloolsan Yahay.

0
Boorama(AN)Daawo.Xildhibanada Wakiilada Iyo Guurtida Ugu Jira Gobolada Galbeedka Somalilad OO Shir jaaraa’id Ku qabtay Borama ayaa Si adag Uga Hadlay Diiwaangelinta Laga Bilaabo Lixda Goobood Ee Muranku Ka Aloolsan Yahay.

Arabsiyo.net
Hargaysa Office