Daawo Golaha Wakiilada oo ka dooday Xeerka Maydhista Lacagaha

0

Hargaysa(AN) Gudoomiyaha guddi hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cumar sanweyne ayaa golahaasi uga warbixiyey xeerka maydhitaanka lacagaha oo khuseeya hanaanka xawilaadaha lacagaha, isla markaana horyaalla golahaasi.

 

 

Arabsiyo.net

Hargaysa Office