Tartankan oo ah mid heer sare ah oo Ingiriiska laga dheello ayaa lagu magacaabaa English super-middleweight championship waana mid ay ka qaybqaataan
Leon McKenzie oo ah ciyaar yahan hore oo horyaalka Ingiriiska ka dheeli jiray isaga oo weerar ah ayaa hadda ka qayb qaadanaya tartan feer oo heer sare ah.
McKenzie, oo 38 jir ah ayaa la feertami doona Jahmaine Smyle 12 November.
Tartankan oo ah mid heer sare ah oo Ingiriiska laga dheello ayaa lagu magacaabaa English super-middleweight championship waana mid ay ka qaybqaataan feedhyahanada culayska dhexe leh.
Wuxuu ka dhici doonaa York Hall.
Ciyaaryahankan oo Norwich iyo Peterborough horay ugu soo dheelay ayaa noqday feedhyahan 2013 markaas oo ahayd labo sano kaddib markii uu kubadda cagta ka fariistay.
Sagaal jeer oo uu feedhka ku tartamay sideed










