Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Dalka Turkiga U Amba Baxay

0

Hargaysa (AN)WAR DEG DEG AH:- Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Dalka Turkiga U Amba Baxay
Madaxweynaha Soomaliland Mudane Axmd Maxamed Maxamuud Siillaanyo iyo wefti uu hogaamianyo ayaa u amba baxay waddanka Turtkiga.

Madaxweynaha Somaliland Mudame Axmed Siillaanyo oo ay safarkiisa ku wehelinayaan xubno ka mid ah golihiisa wasiirada iyo marwada madaxweynaha, ayaa goor dhoweyd ka amba baxay garoonka diyaaradaha ee magaaladda Hargeysa.

safarkan madaxweynaha somaliland oo aanaan weli ogaanin ujeedadiisa, ayaa waxa aanu idiinka soo sheegi doonnaa goordhow………..

 

Arabsiyo.net

Hargaysa