Gabiley(AN) Wasiirka Ganagsiga Somaliand ayaa Kulan La Qaatay Ganacsatada iyo Gudida Horumarinta Gabiley kulankaasi oo ahaa mid Lagaa Hadlaayay sidii Loo Dar dar Galin Lahaa Gansiga Somaliland
kulankankani ayaa Waxa Kale oo Goobjoog u Ahaa Gudoomiyaha Damada TogWajaale ENg aadan muuse Cilmi Gudoomiye Ku XigeenkaDagmada TogWajaale Mursal Muuse Cilmi
uu Horayn Waxa Kulan Kani Ka War Bixiyay Wasiirka Gancsiga somaliland xuseen aadan cige
Kulan Kani Ayaa Daba Socday kulan uu Malintii Shalay Ahayd uu wasiirka Gansigu La Qaatay gansatada Magaalada Gabiley
Gabiley.Net
Office Gabiley








