Daawo Munaasibad Si Heer-sarre Ah Loo Agaasimay Oo Lagu Xusayay 26-ka June, ayaa Habeenimadii Xalay Ahayd lagu qabtay Jaamacada Timacade Universati Ee Gobolka Kani Gabiley

0

Gabiley(AN)  Munaasibad Si Heer-sarre Ah Loo Agaasimay Oo Lagu Xusayay 26-ka June, ayaa Habeenimadii Xalay Ahayd lagu qabtay Jaamacada Timacade Universati Ee Gobolka Kani Gabiley
Munaasibadasi Oo Ahayd mid la isku arkay oo xuddun looga dhigay taariikhda ay Somaliland soo martay muddadaa 56ka Sannadooda, oo ay ku jirto muddo 30 sannadood
ah oo ay Somaliland Wakhtigasi Calankeedi ay Ka Qaadatay Isticmaarkii Ingiriska Ula Tagtay Gobolada Konfurta Somaliya iyadoo Raadinaysay Somaliland midnimada Somaliyed

Balse Ay Taasi Noqotay Hal Bacaad Lagu Lisay Waxana Xusud Mudan In Somaliland ay Xornimada Ka Horqaadatay Wadamo Badan Oo Afrika Kamid ah
Waxana Munaasibadani Lagu Xusayo

Arabsiyo.Net

Office Gabile