CIYAARYAHANKA MESSI OO SHAACIYEY IN UU KA FADHIISAN DOONO CIYAARAHA CAALAMIGA AH + MUUQAAL.

0

Hargaysa{ARABSIYO-NEWS}Ciyaaryahanka Argentina Messi Oo Qaatay Go,aan Uu Kaga Fadhiisanayo Ciyaaraha Caalamiga Ah Ee Wadankiisa U Ciyaaro Kadib Jabkii Chile,Messi ayaa goolkii rigooraha khasaariyay isla markaana laga badiyay marlabaad final iyagoo soo gaadhay Koobka America

mesi

Halkan Hoose Ka Daawo Ciyaaryahanka oo shaaciyey in uu ka fadhiisanayo ciyaaraha

 

Halkan Hoose Ka Daawo Ciyaaryahnka Goolkii uu cunay ee ku kalifay in uu is ka fadhiisto