Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Dhawaajiyay Inanay Dawlada Somaliland Qayb Ka Ahayn Doorashooyinka Dalka Somaliya Ka Dhacaya

0

Arabsiyo News–Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ka dhawaajiyay inaanay marnaba dawlada Somaliland qayb ka ahayn doorashooyinka ka dhacaya dalka somaliya, waxana uu xusay inay Somaliland tahay dal madax baan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Arabsiyo Desk

Arabsiyonews@gmail.com