Arabsiyo News — Dhalinyarada jaamcadaha hargeysa ayaa barnaamijka qanci dadkaaga ee tv-ga HCTV qabto su’aalo badan ku waydiiyay Pro Axmed Ismaaciil Samatar oo ku sugan dalka Somaliland.
Waa kan muuqaalkii Hordhaca ahaa ee daawasho wacan
Arabsiyo Desk
Arabsiyonews@gmail.com








