War degdega Mid kamid Labdi Wariye ee ciidamada Amaanku Xabsiga utaxaabeen oo xoriyadiisi helay

0

Hargaysa(AN)DEG-DEG Waxaa Goor Dhawayd Damaanad Lagu Soo Daayay Mid Kamid Ah Labadii Wariye Ee Ciidamada C.I.D Ay Saaka Xabsiga U Taxaabeen

Waxaa xoriyadiisi dib u helay goor dhawayd Cabdi Xasan Cabdi Oo ka mida masuuliyiinta Bulshotv oo saaka ciidamada C.I.D du ay xabsiga u taxaabeen isaga iyo guddoomiyihii wargeysaka fore
Waxaana uu Cabdi Xasan Cabdi uu noo sheegay in ay ciidamada C.I.D du ay damaanad ay ku siidaayeen isaga oo kaliya halka guddoomiyihii wargeyska foore isagana goor dhawayd loogudbiyay Xarunta C.I.D

waxaana uu wariye Cabdi Xasan uu u mahad qaybaha kala duwan ee warbaahinta ururka saxafiyiinta somaliland SOLJA iyo cid wal oo ka qayb qaadatay siidaytiisa

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office