Berbera(AN)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Rooda Axmed Yaasiin ayaa daaha ka ragtay Asbaabaha iyo halka uu salka raadka ku hayo xadhiga Wariye C/raxmaan Maxamed Cige oo Tv Somalinews Uga soo waramayey Magaalada Berbera
Xilimaanta shir jaraaid ku qabatay Magaalada Berbera Rooda Axmed Yaasiin ayaywaxa si toos ah ugu eedaysay Maayerka Magaalada Berbera C/shakuur Cidin oo ay sheegatay in xadhiga Wariyaha uu umaray si baalmarsan sharciga iyo qawaaninta dalka uyaala
Halkan ka daawo
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








