Daawo Golaha Guurtida S/Land: Ha La Sii hagaajiyo Xidhiidhka Dalalka Deriska

0

Hargaysa(AN)gudoomiyaha gudida arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee golaha guurtida xildhibaan axmed daahir ayaa gole weynaha u soo bandhigay talooyin ay u arkeen in ay waxtar u tahay siyaasadda arimaha dibadda ee JSL oo aywasaaradda u gudbiyeen

Arabsiyonews.net
Hargaysa office