Daawo Xil Siciid Cilmi Rooble Dalku Dakad Kaliya Maaha Ee Waxay Ahayd In Sida Djabuti Lagu Yidhahdo Imaradka Carabta War Dakado Kale Noo Dhisa Ama Mashaariic Kale Oo Dalka Anfici Kara

0

Gabiley(AN)Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sheegay Inay Xukuumadu Fashay Dadka, Ganafkana Ku Dhuftay Heshiiska Dekeda Berbera Dalku Dakad Kaliya Maaha Ee Waxay Ahayd In Sida Djabuti Lagu Yidhahdo Imaradka Carabta War Dakado Kale Noo Dhisa Ama Mashaariic Kale Oo Dalka Anfici Kara Waanay Badantahay Waxbadan Oo La Odhan Lahaa Nooqabta…..

Arabsiyonews.Net

Office Gabiley