Gabiley(AN)Golaha Deegaanka Gabiley Ayaa Yeeshay Kal Fadhigii 12aad Waxana Kamid ahaa Qodobo Ay Kaga Hadlayaan Xaalada Guud Ee Deegaanada Gobolkni Gabiley Waxana Faahfaahin Ka Bixiyay Arimahasi Maayarka Golaha Deegaanka Gabilley Maxamed Amiin Cumar Cabdi
Arabsiyonews.Net
Office Gabiley








