Gabiley (AN)Dooxa Laag Barako Oo Qaaday Qaar Kamid ah Gudiga Abaaraha Gabiley Waxana Kamid Ahaa Badhasaab Kuxigenka Gobolka Gabiley Oo Isagu Waday Gaadhiga Iyo Midka Mid ah Wariyayaasha Gabiley Oo Lagu Magacaabo Farxaan Cabdi islamarkasina Oo La socday Isla Markasina hawlo shaqo u tagay deegaanka bus oo waqooyi ka xigta magaaalada gabilay ayaa waxaa qaaday dooxa lag-barako oo u dhaw gobolka gabilay ee
Balse shacabka halkaasi joogay ayaa ka soo bad baadiyay Dhamaanba Dadkii si Saarnaa Gaadhiga Uu qaaday dooxa lag-barako waxana Wariyahasi Uu dooxu qaaday wehelinaayay qaar ka mid ah Qaar Kamid ah Gudiga Abaaraha Gabiley
Hasayeeshee wax khasaare ah oo soo gaadhay Dhamaanba Dadkasi majirto
Sidani ayaa waxaa shabakada wararka Arabsiyonews.Net U xaqiijiyay wariyeFarxaan Cabdi La Socay Gaadhigasi Uu Dooxu Qaaday
Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco shabakada wararka ee Arabsiyonews.Net









