Dooxa Laag Barako Oo Qaaday Qaar Kamid ah Gudiga Abaaraha Gabiley Iyo Midka Mid ah Wariyayaasha Gabiley

0

Gabiley(AN) Dooxa Laag Barako ayaa  Qaaday Qaar Kamid ah Gudiga Abaaraha Gabiley Iyo Midka Mid ah Wariyayaasha Gabiley Oo La socday Isla Markasina hawlo shaqo u tagay deegaanka bus oo waqooyi ka xigta magaaalada gabiley

dooxa lag-barako oo u dhaw  gabilay, ayaa xiligaas uu qaaday dadkani uu socday daad aad ubalaadhan oo ay soo rogeen roobab ka da’ay galinkii danbe ee maanta degaano kamid ah Gobolka Gabiley

dadwayne ka agdhawaa xiliga uu dooxu qaaday xubnahan iskugu jira Gudiga Abaaraha iyo warfidiyeenka ayaa ka samata bixiyey biyihii xawliga ku socday ,halka gaadhigii ay saarnayeen uu ugaystay khasaare ilaa hadana uu dhex yaalo biyihii dooxa laag barako

wixii faahfaahin eh ee kasoo kordha kala soco shabakada Arabsiyo.net

Arabsiyonews.net

Gabiley Office