Daawo Guddida Abaaraha Ee Heer Gobol Gabiley Ayaa Maanta lagu Wareejiyey Deeq Lacageed Oo Dhan 20032 Dolar Oo ay soo Diren Jaaliyada Reer Gabiley

0

Gabiley(AN)Daawo Guddida Abaaraha Ee Heer Gobol Gabiley Ayaa Maanta lagu Wareejiyey Deeq Lacageed Oo Dhan 20032 Dolar Oo ay soo Diren Jaaliyada Reer Gabiley

sidokalenaGabiley Gudiga abaaraha gobalka gabiley ayaa deeqo raashin gaadhsiisay qaar ka mid ah Deegaanada ay Abaaruhu Ka Jiraan Ee Gobolka Gabiley Raashinkasi Oo Dhanaa 2500 Oo Qoys

Arabsiyonews.Net

Office Gabiley