Wararka Dawlada Somaliya Oo Saanad Malateri U Dirtay Ciidamada Maamulka Putland By admin - March 18, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Arabsiyo News—-Dawlada somaliya ayaa maanta saanad malateri u dirtay ciidamada maamulka putland, si ay ugu sii xoojiyaan dagaalka ka socda puntland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka