Gabiley (AN) Iyaoo Ay Gobolka Gabiley uu Kamid Ahaa Gobolada Ay Ka Jireen Abaaraha Baahsani islamrkana ay Malinti Shaly Ahayd Roobabab Lagu Diirsaday Ka Da,een Magalada Gabiley iyo Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley Ayaa markii ugu Horaysay Wxa Xukumada Somaliland Waxy Soo Gaadhsiisay Rashiin Ay Boqortoyada Dalka Sucuudigu ugu Talo Gashay in Lagu Caawiyo Dadka Abaaru Saameeyeen sioo Kale Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa Bulshada Ku Dhaqan Gobolka Gabiley ugu Baaqay in Ay Guntiga Dhiisjha Isaga Dhigaan oo Ay isduwaangaliyan Duwaangalinta Codbiyaha Halkan kaga Bogowarbixintasi Oo Dhamaystiran
Arabsiyonews.com
Office Gabiley








