Daawo Maayarka Gabiley Ayaa Gudiga Abaaraha Gabiley Ku Wareejiyay Deeq Lacaged Oo Dhan $ 7548 Dolar Oo Ay soo Direen Asxaabta Ku Kulanta Facebook Gaar Ahaana Group Walaalaha Gabiley Iyo Jaaliyada Maraykanka

0

Gabiley(AN) Maayarka Magaalada Gabiley Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Waxa Uu Gudiga Abaaraha Gobolka Gabiley Ku Wareejiyay Deeq Lacaged Oo Dhan 7548 Dolar Oo Ay soo Kala Direen Jaaliyada Kala Duwan Ee Reer Gabiley Gaar Ahaana Jaaliyada Maraykanka Oo soo Dira 4500 $ Dolar

gudiga abaaraha Gabiley

Sidokalena Asxaabta Kala Duwan Ee Baraha ay Bulshadu Ku Kulanto Ee Internedka Lagu Magacabo Facebook Gaar Ahaana Group La Magacbaxay Walaalaha Gabiley Oo Iyaguna soo Diray Lacag dhan 348$ Dolar
Dhamaanba Asxaabtasi Oo Kala Jooga Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisaba Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo Dhamaystiran

Arabsiyonews.Net
Office Gabiley