Arabsiyo News—Gudoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay warqad dacwad ah oo uu gudoomiyaha xisbiga ucid u gudbiyay gudida komishanka qaranka, isaga oo gudoomiyuhu ku eedeeyey inay labada xisbi ee Wadani Iyo Kulmiye ay wadaan olole.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka








