Dawladda Iran Oo Soo Bandhigtay Hub Casri Ah Xili Colaad Darani Ka Taagan Tahay Gobolka. +SAWIRO

0

Arabsiyo News—Dalka Iiraan oo lagu tiriyo mid ka mid ah dalalka Islaamka ah ee leh awooda Milatari ayaa dhawaan waxaa laga qaaday cuna qabateeyntii saarneed mudada dheer waxeeyna iminka Wasaarada Gaashaandhiga dalka Iiraan soo bandhigtay hub casri ah iyo ciidamo aad u fara badan .

1 2 3 4 5 6 7 8

New defense equipment unveiled by the Iranian Army, Sunday, April 20, 2014.

New defense equipment unveiled by the Iranian Army, Sunday, April 20, 2014.

Obama Iran Analysis

Obama Iran Analysis

Milatariga dalka Iiraan ayaa soo bandhigay Qoriga lidka diyaaradaha ee loo yaaqaan ZUUGA kaas oo lagu dul rakibay Taangiyo iyo Beebayaal dushooda waxaana sidoo kale ku ag rakiban Kaamero casri ah oo wax kasta si fudud loogu toogan karo.

Iiraan ayaa si weyn u cabsi galisay dalka Israel madaama ay sidoo kale soo bandhigeen Sawaariiqda ridada dheer oo ay saacado gudahood ku garaaci karaan wadanka Isra´iil oo ay u arkaan cadawgooda koowaad .