Arabsiyo News—Ugu yaraan 28 qof ayaa waxa ay ku dhinteen qarax gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo ka dhacay caasimadda waddanka Turkiga, ee Ankara, iyadoo in ka badan 60 qof oo kalana ay ku dhaawacmeen.