Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Ka Degmada Burco Oo Go’aamo Adag Kasoo Saaray Darawaliinta Gaadiidlayda Tigaha Ee Magaalada Burco

0

Arabsiyo News—Maamulka gobolka togdheer iyo ka degmada burco ayaa si wada jira go’aamo adag kazoo saaray darawaliinta gaadiidlayda yar yar ee tigaha iyagoona sidoo kalena wax ka badal ku sameeyey istaanadii ay ka baxi jiren tigaha iskaga kala goosha xaafada magaalada burco.

Waxaana ay darawaliinta ku adkeeyeen inay u hogaansamaan sharciga lasoo rogay.

Halkan ka daawo muuqaalka warka