Arabsiyo News—-Gudoomiyaha imtixaanaadka qaranka somalilan d Daa’uud Axmed Faarax ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa waxa uu shaaca ka qaaday xiliga rasmi ah ee la qaadayo imitixaanaadkii shahaadiga ahaa isagoona sido kalena sheegay in hore looga soo dhigay xiliga hore ee la qaadi jiray .
Halkan ka daawo muuqaalka warka








