Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu Soo Bandhigayay Xadiga Abaaraha ka Jira Somaliland

0
Arabsiyo News—Madaxwayne ku xigeenka somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad lagu soo bandhigaya Daraasad laga soo ururiyay xadiga abaaraha Ka jira somaliland
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka