Daawo Xildhibaan Maxamed Sh Cabdiraxmaan(Ilkacase)Ayaa Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Dalka

0
Arabsiyo News—Xildhibaan Maxamed Sh Cabdiraxmaan Ilkacase oo kamida mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa ka hadlay xalaada guud ee dalka gaar ahaana dhinacyada Aqoonsiga Iyo Ictiraaf Raadinta somaliland dhanka dhaqaalaha iyo arimo kale
Halkan hoose Ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/6d8Jil-dNt0