Suhayb Yare Iyo Qisadii Dhexmartay Odaygii Waayeelka ahaa—W/Q: Cabdifataax Giryaad

0

Suhayb waxa uu ahaa wiil shaqaysta oo xogiisa maala, isla mar ahaanataana ku so barbaaray nolol qiimo leh iyo Dad wax garad ahaa, waxa uu ahaa wiil da’yaraa oo  jecel inuu la socodo Dadka ka waawayn, Wuxuu sidaasi ahaadoba maalin maalmaha ka mid ah ayaa, waxa uu la kulmay oday lagu magacaabi jiray Aw-Xarbi oo ay isku barteen meherad yar oo uu isla mar ahaantaa ka shaqayn jiray, odaygii iyo suhayb yare siday maalin kasta u kulmayeen ayaa maalin maalmaha ka mid ah, waxa ay u galeen dhankaasi iyo jacaylka, la isla soo wad sheekada suhayb yare ayaa su’aalay “Adeer Jacaylkan ka waran”. Odaygii wax garad buu aahaaye, wuxuu ugu jawaabay sidan “ Adeer Nin ilaahay jecel yahay Hablo ma Barto” yaab suhayb yare aamus jawaabna u celin waa, hadana odaygiii u celiyay kuna yidhi “Adeer ma hamo Guur baa ku galshay”, Suhayb yarena ugu jawaab “Maya Adeer ee dadkii oo sii wada jeeda uun baan arkee, imika ahaan diyaar uma ihi”, Odaygii ku yidhi “Adeer Calafkaaga uun sug ha ku daalin Caashqa”, waxay saastahayba Suhayn waxa uu qaatay Taladii odaygaa,

 

Fiiro Gaara:  ha igu qabsan qisadani haday adiga kugu dhacday, wayo ma sheegin magacaaga meeshana ha isku bahdilin sxb

W/Q: A.phataah Mohammed Giryaad

+252-63-4654654

Aphataahmohammed@gmail.com

Arabsiyo Somaliland

 

 

————————————————————–

Ku xayaysiiso Meheradaa Ama Ganacsigaaga Arabsiyonews.com,  kuna soo bandhig Rayigaaga waaxanu kugu soo dhawaynaynaa gacmo Furam,

nagala Soo xidhiidh:

Mobile:-  +252-63-4654654

E-mail:-  Arabsiyonews@gmail.com

Adress: Near Bukaan Kal-kaal Pharmacy Arabsiyo