Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Kooxihii Ka Hawl Galaayay Diwaangelinta Codbixiyaha U Anbaba Bixiyay Goobihii Ay Ka Hawlgalayeen Ee Gobolka Togdheer
Arabsiyo News—Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka ayaa saaka u Amba-bixiyay Shaqaalihii ka Hawl Galayay Diiwaangalinta Codbixiyayaash Goobihii ay ku qornaayeen