Hargaysa(AN)-Madax-weyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Ber-bera ee Xarunta Gobalka Saaxil.
Masuuliyiinta Gobalka Saaxil iyo Dad-weynaha ku dhaqan ayaa madax-weynaha kaga hortagay duleedka magaalada ber-bera halkaasi oo laamiyada ku yaalana ay ku sugnaayeen dad-weyne caleemo u ruxaayay Madax-weyne Axmed Maxamed Maxamuud siilanyo
Madax-weynaha ayaa Socdaal isaga u gaara ku tagay magaalada ber-bera
Socdaalka Madax-weynahu ugu baxay magaalada ber-bera ayaa ahaa mid kadisa oo madax-weynahu saaka caasimada hargaysa kaga amba baxay
Kala Soco Arabsiyo News waxii Wararka madax-weynaha ka soo Kordha































