Daawo Maayarka Gabiley Iyo Xubno Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Iyowaliba Xogeyaha Dawlada Hoose Ee Gabiley ayaa Maanta Kormeer Kusoo Maray Mashaariic Hormarined

0

Gabiley (AN)Maayarka Gabiley Iyo Xubno Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Iyowaliba Xogeyaha Dawlada Hoose Ee Gabiley ayaa Maanta Kormeer Kusoo Maray Mashaariic Hormarined Oo ay Dawlada Hoose Ee Gabiley ay Ka Hir Galinayso Magalada Gabiley Iyo Dagmooyinkiisa Hoos Yimaada Mashaaricdasi oo ay ka Mid ahaa yeen y Balaadhin Lagu Sameeyay Xarunta Dawlada Hoose Ee GABILLEY dhismaha Fooq Kuyaal Xarunta Dawlada Hoose Dhismaha Laba Fasal Oo Laga Hirgaliyay Tuulada Laama Looshka
Garoon Casri ah Oo Laga Hirgalinayo Gabiley Oo Logu Maga Daray Mo Farah
Dhismaha Saldhig Boolis Deegaanka Kalabaydh
Dugsiga Hilaac Wayne Oo La Dhamays Tiray
Sariimada lagu Soo Kordhiyay Gabiley
Kawaanka Xoolaha Lagu Qalo Ee Arabsiyo

Dhismaha Xarunta Ururka Naw Ee Dagmada Agabar
Dhamaanba Mashaaricdasi Oo ay Hirgalinayso Dawlada Hoose Ee Gabile Halkan kaga Bogo Warbixintasi Oo Faahfaahsan

Maxamed Juba Arabsiyonews.com