Hargaysa(AN)-Marwo Rooda Axmed Yaasiin Guddomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobalka Saaxil ayaa Waxaa ay Safarka Madax-weynaha Somaliland Ku Tagay ku Tilmaamtay mid Loogu Tashanaayo Sidii loo wareejinlahaa Dekeda Magaalada Ber-bera,
Marwada ayaa waxaa ay sidoo kale sheegtay in Arintaasi ay hore uga Hadleen Kadib markii la wareejiyay Haamaha Shiidaalka Ber-bera.








