Daawo:”Waxaan Maanta Qiraynaa Madax-weynaha Qaranka iyo Madax-weyne ku xigeenka kursigaa Maanta ay Ku Fadhiyaan Kaligood ma Keenine inaanu ragii la Keenay ka mid ahayn”Cabdicasiis Samaale

0

Hargaysa(AN)-Musharax Cabdicasiis Samaale oo ka Tirsan Musharaxiinta Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in isaga iyo Musharaxiinta Kale ee Ay isbahaysteen aanay ka qeybgali doonin shirka golaha Dhexe ee lagu wado in maalinta Salaasada la qabto