Nuxurka Khudbadii Badhasaabka Gabiley Uu kajeediyay Xilwareejintii wajaale?????
Waan U Mahad Celinaya Ninkii Yidhi Madaxwayne Naga Badal Badhasaabka Balse Waxanan Marnaba Daynaynin Ninkii Yidhi Badhasaabku Lacag ayuu Cunay Waxana Nakala Saari Doona sharciga +Wajaale waxan Soo Galinaya Hanti Dhawr Hadii Lahelo 10 $ Oo Aan Ka Qaatay wajaale wan iska Casilaya
Ninka Yidhi Badhasaabka ayaa Cunay Dhakhligii Reer Wajaale Waxa Nakala Saari Doona Maxkamadaha Dalka iyo Shurucda Uyaal Somaliland Aakhirona Ilahay ayaa Kala Xisaabtami Ifkana Anaa Kula Xisaabtami Oo Sharciga Horgayni Halkan Ka Daawo Muuqalkasi Oo Dhamaystiran
Maxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley








