Hargaysa(AN)-Wasiirkii Hore Wasaarada Arimaha Dibada isla Markaasna Ahaa musharaxiinta Rabay inay ka Dhex Tartamaan Shir-weynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Ayaa Sheegay in Ay Qaadaceen Shirkaasi isla Markaasina aanay Ka Qeyb gali doonin waxaana uu sheegay in haba Yaraatee shirkaasi aanay iman doonin








